Barashada aasaasiga React JS

  • 5.0/5.0 (1)
  • 87 Enrolled
  • All levels
  • Somali
Courses Description

Kooraskan Barashada aasaasiga React JS waa kooras bilow ah oo loogu talo galay qof walba oo jecel inuu sifiican u fahmo bilowga React JS.

Waxyaabaha waan ku qaadan doono waxaa kamid ah

  • React Components
  • JSx syntax
  • Props
  • State
  • Conditional Rendering
  • Forms
  • Hooks
  • Side Effects iyo
  • Class based React

Si aad u bilowdid kooraskan waxaa lagaaga baahan yahay intaan taqaanid

Our Student Reviews

5.0

avatar
Ahmed Mohamed

Tuesday 8th March 2022

Sifiican ayaan u fahmay react basics macalin. Mahadsanid.


Login to review

FREE


Course information
  • Lectures 23
  • Duration 3 hours
  • Skills 0
  • Language Somali
  • Certificate Yes