Baro PHP adoo ku dhisaya website admin leh

  • 4.8/5.0 (5)
  • 392 Enrolled
  • All levels
  • Somali
Courses Description

Baro PHP and MySQL adoo ku samaynaya blog dhamaystiran waa kooras  muhiimad wayn u leh qofka doonaya inuu barto sida loo sameeyo website ama web application dhamaystiran , wuxuuna ka koobnaandoonaa Frontend iyo Backend.

Yuu kooras-kan quseeyaa:-

  • Qof walba oo raba inuu barto luuqada PHP
  • Qofkii hore u yaqaaney Aasasiga PHP oo cilmiga kasii kordhisanaya
  • Qofkii luuqad kale oo programming ah ka yimid rabanna inuu barto PHP

Maxaa lagaaga baahan yahay inta aadan bilaabin:-

Markaa dhamaysid kooras-ka maxaad awood u yeelan doontaa:-

  • Waxaa awood u yeelan inaa fahantid Functional Programming
  •  Sidoo kale waxaa baran qaabka oo dhiso Website
  •  Sidoo kale waxaa baran doontaa Best Practices 
  •  Ugu danbeyna inaad backend App aad dhisi kartid.

Kooras-kan maadaama uu badan yahay muuqaalo badan ayaa marba xaga danbe lagaga soo dari doonaa ,lasoco.

Our Student Reviews

4.8

avatar
farah mohamed

Thursday 15th April 2021

Waa kooras noloshayda waxka bedelay ,fadlan qaybo kale nooga samee.


avatar
Mohamed Saeed

Monday 29th March 2021

Masha Alaah Waa Course Aad u Taya Sareeya Muqaal ahaan Cod ahaan iyo Xirfad ahaanba, Thanks macalin abdifataah


avatar
Ahmed Mohamed

Friday 14th February 2020

Run ahaantii wax badan aa iga caawiseen bahda somcoders halkaa kasii wada shaqada fiican ee aad bulshada u haysaan


avatar
Sahra Hassan

Friday 17th January 2020

This course is great, it is a perfect introduction to web development and Abdifatah is an awesome teacher, it helped me understand a lot of concepts an I got the motivation I needed to keep pushing hard.


avatar
Abdirahman awil

Saturday 21st December 2019

Mansha Allah waa kooras aan aad uga faa iiday. Mahadsanidiin bahda Somcoders.


Login to review

FREE


Course information
  • Lectures 50
  • Duration 5 hours
  • Skills 2
  • Language Somali
  • Certificate Yes