Barashada aasaasiga Bootstrap 4

  • 5.0/5.0 (3)
  • 243 Enrolled
  • All levels
  • Somali
Courses Description

Hadii aad dooneysid inaad samaysid Bog(website) adigoo aan qorin CSS badan waxaad u baahan tahay Framework sida Bootstrap ah . Kooras-keenan waxaynu ku eegi doonaa aas-aasiga Bootstrap 4 oo ah soo saaristii (version) ugu danbeysay .waxyaabaha aan ku eegi doono waxaa kamid ah

·        Sida loo habeeyo qaab dhismeedka bogga adigoo isticmaalaya Shaxanka Bootstrap.

·        Sida loo naqshadeeyo tables-ka ama shaxanadda

·        Sida loo nashqadeeyo Lists-ka ama taxa

·        Sida loo naqshadeeyo Forms-ka

·         

Maxaa lagaaga Baahan yahay

·        Waxaa muhuum ah inaad taqaanid HTML sidoo kale

·        CSS waa inaad wax ka taqaan ugu yaraaan.

Our Student Reviews

5.0

avatar
farah mohamed

Thursday 15th April 2021

To class.


avatar
fahad awil

Tuesday 7th July 2020

Masha Allah amazing course.


avatar
Abdialim Fathi

Thursday 21st May 2020

Asc Macalin C/fataax aad iyo aad ayaan kuugu hambalyeynayaa wa yaabo badan ayaad naga jaajil saartay Bootstrap markii hore waxa aan moodayay codes adag Laakiin imika indhaha ayaad nookala furtay


Login to review

FREE


Course information
  • Lectures 10
  • Duration 2 hours
  • Skills 0
  • Language Somali
  • Certificate Yes