Hadii aad dooneysid inaad samaysid Bog(website) adigoo aan qorin CSS badan waxaad u baahan tahay Framework sida Bootstrap ah . Kooras-keenan waxaynu ku eegi doonaa aas-aasiga Bootstrap 4 oo ah soo saaristii (version) ugu danbeysay .waxyaabaha aan ku eegi doono waxaa kamid ah

Sida loo habeeyo qaab dhismeedka bogga adigoo isticmaalaya Shaxanka Bootstrap.

Maxaa lagaaga Baahan yahay Waxaa muhuum ah inaad taqaanid HTML sidoo kale CSS waa inaad wax ka taqaan ugu yaraaan

0 Discussions
Login to add comment

No comments yet

Barashada aasaasiga Bootstrap 4

By Abdifatah
Course content
Back to Home

Hordhac

Playing...

Grid Systems Part 1

Grid Systems Part 2

Grid Systems Part 3

Text and Backgrounds

List Groups

Bootstrap Tables

Bootstrap Forms

Bootstarp Cards

Bootstrap Navbars