Muuqaalkan dhammayska tiran wuxuu ku saabsanaan doonaa aasaasiga SQL server iyo sida loo qoro Queryo kala duwan sida:-

  • In aad xog ku kaydisid database-ka.
  • In aad xog hore waxka bedeshid.
  • In aad xog kala soo baxdid database-ka.
  • Ugu danbeyna inaad xog ka tiri kartid databse-ka.
0 Discussions
Login to add comment

No comments yet

SQL SEREVER For Beginners

By Abdurahman
Course content
Back to Home

Introduction to SQL server

Playing...