Barashada aasaasiga JavaScript

  • 5.0/5.0 (2)
  • 432 Enrolled
  • All levels
  • Somali
Courses Description

JavaScript waa luuqad programming ah  oo kamid ah kuwa ugu caansan hada dunida waxaana la qiyaasaa in 80% bogga hada jira ay ku jirto.

Markii hore ujeedku wuxuu ahaa inay noolayso boggaga dhanka browser-ka iyadoo kusoo daraysa firfircooni iyo sida wicitaanka databases-ka (Ajax).

JavaScript hada waxaad ku dhisi kartaa Web Application,Desktop iyo Mobile Applications.Kooras-kan waxaynu ku baran doonaa aasaasiga JavaScript iyo habka ugu fiican ee aad ugu diyaar garoobi kartid Frameworks-ka sida ReactJs.

Our Student Reviews

5.0

avatar
Ahmed abdullahi

Wednesday 24th March 2021

good


avatar
Mohamed Saeed

Monday 13th July 2020

Maashaaa Alaaah waa Course ay ka Muuqato Xirfad iyo Aqoon Ku Salaysan Javascript


Login to review

FREE


Course information
  • Lectures 28
  • Duration 2 hours
  • Skills 0
  • Language Somali
  • Certificate Yes