Array methods-ku waa functions lagu ladho arrays-ka iyo objects-ka si ay xogta uga soo saaraan qaabab kala duwan sida inaad qayb kamid ah raadisid xogta.
Cashar-kan waxaan ku baran doonaa Array methods oo ka sida ForEach ,map,filter,find,reduce iyo waxa lay ku kala duwan yihiin.
Qeebta loopka iyo dom ka wee qarsoo mayaan marki la gaaro maxaa qaldan
asc ustad. qeybta loopska marki lagaaro wuxu leyahay server error 500
asc dhamaan, somcoders , wxn rabay in aan dhigto classes ka javascript , mrkaa aan inyar usoo jiray , functions 101 iyo classes 101, ayay iga qorsoomeen wll mrka iga caawi problem kaa , alleh ha ku xafidee...
Maxaa kaa qarsoomay walaal , Ma casharadda?