Destructuring waa qaab lagu soo daray ES6 oo kuu sahlaysa inaad arrays-ka iyo objects-ka kasoo dhexsaartid veriables-ka. Waxaana aad ugu arkaysaa dhamaan frameworks-ka sida React iyo VUE.
Qeebta loopka iyo dom ka wee qarsoo mayaan marki la gaaro maxaa qaldan
asc ustad. qeybta loopska marki lagaaro wuxu leyahay server error 500
asc dhamaan, somcoders , wxn rabay in aan dhigto classes ka javascript , mrkaa aan inyar usoo jiray , functions 101 iyo classes 101, ayay iga qorsoomeen wll mrka iga caawi problem kaa , alleh ha ku xafidee...
Maxaa kaa qarsoomay walaal , Ma casharadda?